HomelandMedia.net

Warar Sugan Kala Soco Daafaha Dunida

 

 

WARARKA MAANTA

Hogaamiye horay uga tirsanaa Alshabaab oo hadal aan caadi ahayn ka jeediyey Masjidka Abaa-Hureyra ee Bakaaraha.18.May.2012

Dowladda Itoobiya oo  Casuumaad u fidisay Saxiixayaasha Heshiiska Road Map-ka.18.May.2012.

Maamulka Puntland oo mar kale sheegtay in AMISOM la geynayo deegaanadeeda.18.May.2012

Askarta dowladda KMG oo ka dhex bilowday Is Ugaarsi (Sababtu maxay tahay).17.May.2012

Maxaa ka jira in Wasaarada Arrimaha Guddaha iyo Amniga Qaranka dowladda KMG ay hub siiso Al-shabaab (Warbixin).17.May.2012

Caasho Axmed Cabdalla “Dastuur dalka loo soo sameeyey dalka ma jirto waa mid ay Shariif iyo Gaas Wataan…”.17.May.2012

Saraakiil shabaab ah oo miino kula qaraxday Duleedka Ceelbuur.17.May.2012

Ciidamadii AMISOM ee Baydhabo la geeyey oo fariisimo dhowr ah ka samaystay Magaaladaasi.17.May.2012

Ciidamada Itoobiya oo weerar qasaare geystay ku qaaday fariisin Alshabaab ku leeyihiin Duleedka Xudur.17.May.2012

Ban Kii-Moon  oo sheegay in lagama maarmaan ay tahay hirgelinta Qorshaha Road Map-ka.16.May.2012

Maamulka Puntland oo fakiraya inay ka go’aan Soomaaliya sida Somaliland oo kale(Warbixin).16.May.2012

Qarax qasaare geystay oo ka dhacay magaalada Mombasa ee Dalka Kenya.16.May.2012

Shariif Sheekh Axmed oo dalbaday in laga qaado Soomaaliya Cunaqabataynta saaran.16.May.2012

 Qaraxyada Muqdisho xilliga habeenkii ka dhaca oo noqday  Tusbax Go’ay.16.May.2012.

Guddoomiye xaafadeed lagu dilay Baydhabo.16.May.2012

Dowladda KMG oo sheegtay in dad loo soo qabqabtay dilalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Magaalada Baydhabo.15.May.2012

Ismaaciil Hurre Buubaa “Yaan lagu deg-degin Ansixinta Qabyo Qoraalka Dastuurka..”.15.May.2012

 Ma dhabaa in xildhibaan Barre Hiiraale ka baxsaday Xabsi guri uu in muddo ah ku jiray (Warbixin).15.May,2012

Xubno ka tirsan Maamulka Somaliland oo gaaray Magaalada Washington.15.May.2012

Dagaallo iyo Duqeymo mar kale ka holcaya Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose.15.May.2012.

Dad Siyaabooyin kala duwan loogu dilay Magaalada Muqdisho.15.May.2012


Faysal Cali Waraabe “Shirka ka socda Muqdisho waa mid Fidno ah…”.
14.May.2012

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in dalkiisa Shidaal laga soo saari doono.14.May.2012

Deegaano hoosyimaada Gaalkacyo oo Al-shabaab la wareegeen iyo Galmudug oo Qeylo dhaan ka keentay.14.May.2012

Qarax Qasaara geystay oo Maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne.14.May.2012

Madaxweyne Shariif oo America u amba-baxay.14.May.2012

Macaamiisha Soomaaliyeed ee hantida ka taal Shirkadda Qaran Express oo ka walwalsan hatida ka maqan (Warbixin).14.May.2012

Khilaafkii soo kala dhexgalay Ra’iisul Wasaare Gaas iyo Faroole oo sii xoogaystay (Warbixin).13.May.2012

Saxiixayaasha Road-map-ka oo la sheegay inay 19-ka Bishan kullan gaar ah ku yeelanayaan Magaalada Neyroobi (Warbixin).13.May.2012

Siyaasiga Cali Khaliif Galayr iyo Odayaal Dhaqameedyo ku soo wajahan Magaalada Muqdisho.13.May.2012

Booliska Kenya oo Nin Jarmal oo xariir la leh Al-shabaab baadi goobaya.13.May.2012

3-ruux rayid ah oo xalay ku geeriyooday qarax ka dhacay Isgoyska Baar Ubax.13.May.2012.

Wararkii ugu danbeeyey dagaalo ka soconaya Deegaanka Labaatan Jirow duleedka Magaalada Baydhabo.13.May.2012

Cariik “Tarsan ayaa ka dambeeya haddii la idilo ama dhibaato kale la ii geysto hala ogaadooy..”.13.May.2012

Boqolaal qoys oo ka Barakacay Degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose.13.May.2012


Faroole iyo Puntland oo ka horyimid qodabo laga badalay dastuurka qabyada ah
(Warbixin).12.May.2012

Mid kamid ah dhaqamada India oo la cambaayeeray.Halkaan ka daawo Video.12.May.2012

Shaqaale ka tirsan hay’adda Islamic Relief oo xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo.10.May.2012

Maamulka Faroole oo soo gudbiyey qodobo ay doonayaan in wax laga bedelo Dastuurka Cusub.10.May.2012

Duubabka Puntland Muqdisho double Moral.10.May.2012

Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo Guluf dagaal oo ka taagan gobolada dhexe ee Soomaaliya.10.May.2012

Ugaas Maxamad Wali oo ugu baaqay odayaasha Dhaqanku inaysan noqon jaranjaradii lagu fuulayay in Gumeysi lagu galiyo dalka.10.May.2012

Sheekh Ummal “Waxaa la yaab leh in Odayaal aan wax Akhrin inta meel la isugu keeno la yiraahdo ma Fahamteen Dastuur oo ay yiraahdaan Haa Waan fahamnay….”.09.May.2012

Interpol oo baadi-goobaya Tariq al-Hashemi madaxweyne kuxigeenka dalka Ciraaq.09.May.2012

Haweeney loo diyaariyey inay Ismiidaamiso oo Jaakadii loogu talagalay ku Qaraxday.09.May.2012

Somaliland oo beenisay in Odayaal uga qeyb galayaan Shirka Muqdisho ka socda.09.May.2012

Xuseen Caraale “Dastuurka Mahiga Bac Qafiifta ku wado ma ahan mid socon doonto..”.09.May.2012

Dowladda KMG oo dib u furaysa Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.09.May.20112

Ra’iisul Wasaare Gaas oo sheegay in dalka uu ka baxay dhibaatooyinkii iyo dagaaladii joogtada uga dhici jiray.08.May.2012

Human rights whatch oo ciidamada Kenya ku eedeeyay in ay falal danbyeed ka geysteen Soomaaliya.Halkaan ka daawo Video.08.May.2012

Mid ka mid ah Shaqaalaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda KMG oo  xalay la dilay.08.May.2012

Ku dhawaad 5-ruux oo isku qoys ah oo xalay ku hoobtay Madaafiic lagu garaacay Xaafada Soonakey.08.May.2012

Qurba Joogta Soomaalida dib ugu laabanaya Muqdisho oo soo badanaya (Warbixin).07.May.2012

 25-jir Beelo dhan u matalaya Madax Dhaqameedyada ka qeyb galaya Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaalida (Sirta Madaxda Dowladda).07.May.2012

Mowqifkii Indha Cadde ee shalay iyo maanta maxay ku kala duwan yihiin..? (Warbixin). 07.May.2012

Dagaalo xoogan oo xalay ka dhacay magaalada Baladweyne.07.May.2012.

Mucaaradka Sierra Leone oo ka digay in Ciidamada dalkooda loo diro Soomaaliya.07.May.2012

Al-shabaab oo Amiir Cusub u sameeyey Degmada Afgooye.07.May.2012


Warbixin dheer oo ku saabsan Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaalida iyo Qudbadihii laga jeediyey oo Faahfaahsan.
06.May.2012

Gen.Wesley Clark:Ciraaq kadib, waxaan qabsaneynaa Liibiya,Lebanon,siiriya Iran,Soomaaliya... Video( qorshayaal laga dhabeeyay) 06.May.2012

Wasiirka ka tirsan Maamulka Galmudug oo lagu Afduubtay Muqdisho.06.May.2012

Maxaa ka jira in Jagada Maareeyaha Dekadda Muqdisho  lagu maslaxay Beesha Warcbuudhan Abgaal (Warbixin).06.May.2012

Guluf colaadeed oo laga dareemayo gobolka Hiiraan.05.May.2012

Shirkii Odayaasha Dhaqanka beelaha Soomaaliyeed oo maanta la filayo inuu Furmo.05.May.2012

Qaar ka mid ah Isimada Puntland oo ka  horjeestay Isimada ay Maamulka Puntland u soo dirtay Muqdisho iyo Magacyada Isimada la soo diray (Aqriso).05.May.2012

Shabaab oo xalay muddo kooban dagaal kula wareegay deegaano hoos yimaada Degmada Ceelbuur.05.May.2012.

Ma dhabaa in Usama Bin Laden geeridiisa ka hor uu waday qorshe Magaca Al-Qaacida lagu badalayo kadib markii (Warbixin).04.May.2012.

Weerar hoobiyaal ah oo lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada.04.May.2012

Ahlusunna oo sheegtay inay wadaan baaritaano ku aadan ddkii fududeeyey Qaraxii ka dhacay Dhuusa-mareeb.04.May.2012

Axmed Madoobe oo sheegay inay dhawaan la wareegayaan Magaalada Kismaayo.04.May.2012

Isku xirihii arrimaha Siyaasada Itoobiya ee gobolada dhexe Soomaaliya oo ku geeriyooday Qaraxii Dhuusa-mareeb.03.May.2012

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya oo wacad ku maray inay ka guurayaan Magaalada Muqdisho.03.May.2012

Maamulada Puntland iyo Galmudug oo si wada jir ah u Cambaareeyey Dilkii Wariye Farxaan Jeemis.03.May.2012

Indha Cadde “Shabaabka way iska sheegteen Qaraxii Dhuusa-mareeb, waxaa ka mas’uul ah Dowladda KMG….”.03.May.2012.

Faahfaahin ku saabsan dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan.03.May.2012

Wariye lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.03.May.2012

Waa sidee Xaalada Caafimaad Siyaasiga Axmed C/salaan oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Dhuusa-mareeb.03.May.2012

Ahlusuna Waljamaaca oo sheegtay inay wadaan Baaritaano ku aadan Qaraxii shalay ka dhacay Degmada Dhuuso Mareeb.02.May.2012

Augustina Mahiga oo u Goodiyay Dadka Dastuurka Cusub kasoo horjeeda.02.May.2012

Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladda KMG Soomaaliya oo ka digtay shirarka ujeedooyinka siyaasadeed xambaarsan ee Muqdisho lagu qabto.02.May.2012

Deegaanka Ceelasha biyaha oo xalay Madaafiic Dhowr ah ku dhaceen.02.May.2012

Shirkii Ahlusunna Waljamaaca oo ka bilowday Magaalada Dhuusa-mareeb.01.May.2012.

Ma dhabaa in Yuusuf Indha Cadde uu diiday xil uu u magacaabay Ra’iisul Wasaare Gaas (Warbixin).01.May.2012

Warbixin dheer oo ku saabsan dagaal kulul oo ka dhacay degmada Xudur.01.May.2012

Safiirkii Soomaaliya u joogay dalka Yemen oo Caafimaad daro u geeriyooday.01.May.2012

Xafiisyada dowladda KMG ee magaalada Muqdisho oo maanta dhammaan haawanaya.01.May.2012

Beelaha Hawiye oo iska diiday Qabyo qoraalka Dastuurka Cusub kana digay dhibaato uu keeni karo haddii aan lala noqon.01.May.2012

News in English & Videos

Kanya arrests Swede suspected of links with Somali rebels.15.May.2012

Children bear brunt of Somalia strife.07.My.2012

Kenyan forces abused ethnic Somalis near border: HRW.07.May.2012

Sheekh M.Umal oo qaadacay Dastuurka.

Muranka Dasruurka

Dood wanaag: Fashilkii ku yimid wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland.

Dood kulul Al-shabaab iyo Suufiyiinta kuwee baa xukun doon ah.?

Xafaladii Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir ee Magaalada Toronto

BBC Somali

 BBC Somali 07:00

 BBC Somali 11:00

 BBC Somali 14:00

 BBC Somali 18:00

Somali VOA

  VOA  4:00PM

  VOA  7:00PM

  VOA 8:00PM

 

 NAGALA SOO XIRIIR HOMELANDMEDIA@HOTMAIL.COM

 

 

 

 

 

HOMELANDMEDIA.NET - - - EMAIL:
© Copyright RealWeb Enterprises Ltd.all rights reserved GS