HomelandMedia.net

Warar Sugan Kala Soco Daafaha Dunida

 

 

 Hambalyo Dhalasho:Yusuf Cali Taranbi Ugaas iyo Laylo Abdi Gacal oo gabadh...

Axsaabta iyo Howlwadeenada Warbaahinta Homelandmedia,Net ayaa halkaan waxa ay dhalasho farxad leh uga dirayaan Yuusuf Cali Taranbi Ugaas iyo Laylo Cabdi Gacal oo maalintii Sabtidii 24.11.2012 ay gabadh ugu dhalatay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya,waxaana loo xulay magaca Raxmo Yuusuf Cali.

Waxaan eebe uga baryaynaa inay noqoto tii diinteeda,Waalidiinteeda iyo dalkeeda  anfacda.Aamiin..Aamiin...Aamiin.

Homelandmedia.net

Homelandmedia@hotmail.com

 Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale

HOMELANDMEDIA.NET - - - EMAIL:
© Copyright RealWeb Enterprises Ltd.all rights reserved.