Warar Sugan Kala Soco Daafaha Dunida
Gudoomiye Tarsan oo qado sharaf ugu sameeyey xeebta Jasiira fanaanka reer jabuuti farxaan Xidig.23.Dec.2012
23.Dec.2012.Homelandmedia.Net. Fanaanka reer Jabuuti Farxaan Muuse Cige (Farxaan Xidig) oo dhwaan si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ayaa waxaa cusuumaad qado sharaf ah u sameeyey maamulka gobolka banaadir uu harmuud ka yahay gudoomiye Maxamuud axmed nuur (Tarsan)
Homelandmedia@hotmail.com
Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale