HomelandMedia.net

Warar Sugan Kala Soco Daafaha Dunida

 

 

 Duufaano ku dhuftay gobolada bari ee dalka Soomaaliya.

25.Dec.2012.Homelandmedia.Net.duufaano wata Dabeylo  xoogan ayaa Caawa Ku dhuftay Deegaanno hoos yimaada Maamulka puntland.

Duufaanadaan Caawa fiidkii hore laga Dareemay  gobolada bari ee dalka soomaaliya ayaa ka mida Xaafuun iyo Caluula oo dhamaan Ka tirsan Gobolka Bari  iyadoo dadka halkaas ku nool ay ka cabsi qabaan in ay saameyn ku yeeshaan Duufaannadaasi iyagoo ka fogaanaya xeebahaas,

 Maamulka Puntland ayaa sheegay in aysan jirin wax ilaa hadda khasaaro Rasmi ah oo la xaqiijiin karo ,balse barito markii uu waagu baryo la kala ogaan doono sida ay wax u dhaceen.

Homelandmedia@hotmail.com

 Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale

HOMELANDMEDIA.NET - - - EMAIL:
© Copyright RealWeb Enterprises Ltd.all rights reserved.