Heshiis ay Kenya iyo Itoobiya wada gaareen oo muran dhaliyey.
26.Dec.2012.Homelandmedia.Net. Waxaa dhawaan heshiis isfahan ah kala saxiixday dowladaha Kenya iyo Itoobiya,waxaana soo baxaya shakiyo ay qabaan qaar ka mid ah aqoonyahana Soomaaliyeed.
Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale