Warar Sugan Kala Soco Daafaha Dunida
30.Dec.2012.Homelandmedia.Net. Ra'iisal wasare ku xigeenka ahna wasiirada arimaha dibada dalka Soomaliya Marwo Fowsiya Yusuf Xaaji oo safar ku tagtay magaalada London caasimada dalka ingariiska ayaa si diiran waxaa halkaasi ugu soo dhaweeyey jaaliyada Soomaalida magaalada London iyadoona siweyn ugu mahad celisay jaaliyada Soomaalida.
Homelandmedia.net
Homelandmedia@hotmail.com
Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale