HomelandMedia.net

Warar Sugan Kala Soco Daafaha Dunida

 

 

Wasiiro ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo Kismaayo gaaray iyo warsaxafadeed kasoo baxay.

28.Dec.2012.Homelandmedia.Net.Wafdi heer sare sare ah kana socda Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose, kagadaal markii la xaliyey muran u dhaxeeyey dowladda Federaalka iyo Xoogaga ururka Raaskambooni ee Axmed Madoobe hogaamiyo.

Homelandmedia.net

Homelandmedia@hotmail.com

 Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale

HOMELANDMEDIA.NET - - - EMAIL:
© Copyright RealWeb Enterprises Ltd.all rights reserved.