Gudoomiyaha Beelaha Hawiye Maxad Xasan Xaad oo ka hadlay qabadaha maamul u sameynta Gobolada Jubooyinka.
03.Jan.2013. Homelandmedia.Net.Gudoomiyaha Odeyaasha Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad oo ka hadlay arimaha Kismaayo iyo Maamul usameyntooda ayaa sheegay in Magaalada Kismaayo ay iyagu u yaqaanaan meel aan cid gooni ah sheegan karin oo ka dhaxeeysa Soomaali oo dhan.
Waxuu sheegay in dhibka uu kaga yimid sida uu sheegay.Gelinka 5naad, Somali Sajuu iyo xeebaha Fog uu ulla jeeday Gobolada Bari
Homelandmedia.net
Homelandmedia@hotmail.com
Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale