Warar Sugan Kala Soco Daafaha Dunida
Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji oo la kulantay W. Hague .
04.Jan.2013.Homelandmedia.Net.Xoghaya Arrimaha dibada Ingariiska W.Hague iyo Wasiirada Arrimaha dibada Somaaliya marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji ayaa London ku kulmay waxayna ka wada hadleen arimo badan oo quseeya dalka soomaaliya iyo waliba Safaarada Ingariiska oo dhawaan Muqdisho laga furayo.
Homelandmedia.net
Homelandmedia@hotmail.com
Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale