HomelandMedia.net

Warar Sugan Kala Soco Daafaha Dunida

 

 

 Dhaqanka Hawiye oo Shaki galiyay shirarka Kismaayo ka socda.

09.Feb.2013.Homelandmedia.Net. Afhayeenka  Odayaasha Beelaha Hawiye  xasan diiriye ayaa shki weyn ka muujiyey shirarka ka soconaya magaalada Hargeysa ee gobolka Jubada Hoose.

 Xasan diiriye ayaa waxa uu farta ku goday in Shirkaasi aan loo idleyn beelaha qaarna ay ka maqan yihiin, isagoo intaa raaciyay in shirkaasi uu yahay shirqool ay wataan dad gaar ah.

Odayaasha Hawiye ayaa inta badan waxa ka talabixiyaan arrimaha dalka in kastoo ay ku magacaaban yihiin Beelaha Hawiye laakiin waxa ay heystaan wax xoogaa yar oo aqoon si ah.

Si gaar ah waxa ay odayaasha u weerarayaan Kenya oo Majaraha u heysa Shirarka ka soconaya halkaasi oo dooneysa in qol mugdi in ay wax ku qeybiso.

Homelandmedia.net

Homelandmedia@hotmail.com

 Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale

HOMELANDMEDIA.NET - - - EMAIL:
© Copyright RealWeb Enterprises Ltd.all rights reserved.