Ra'iisul Wasaarihii Hore ee dalka Soomaaliya.Cabdi Wali Gaas oo ku faanay inuu u Eexday Puntland
13.Feb.2013.Homelandmedia.Net.Raa'iisal wasaarahii hoore ee dalka Soomaaliya oo hadda ku sugan dalka Mareykanka ayaa waxa uu daaha ka qaaday arimo badan oo ka qarsoonaa shacabka Soomaaliyeed kaas oo sheegay in uu si weeyn u caawin jiray Maamul goboleedka Puntland.
Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale