Warar Sugan Kala Soco Daafaha Dunida
Culumada soomaaliyeed oo ka tacsiyeysay dilkii Sheekh C/qaadir Gacmey
16.Feb.2013.Homelandmedia.net.Waxaa gellinkii dambe ee shalay allaha ha naxariistee lagu toogtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland Sheekh C/qaadir Nuur Faarax {Gacamey} oo ka tirsanaa culimada ugu waa weyn Puntland iyo guud ahaan dalka Soomaaliya, isla markaasna ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed ee bixin-jirtay fadwooyinka.
Homelandmedia.net
Homelandmedia@hotmail.com
Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale