Warar Sugan Kala Soco Daafaha Dunida
Sheekh Xasan daahir Aweys oo shaqsi ahaan iska fagooyey dilkii Sheekh C/qaadir gacameey
17.Feb.2013.Homelandmedia.Net.Shiikh xassan daahir Aweys oo kamid ah saraakiisha sare ee Al shabaab ayaa ku tilmaamay falkii lagu dilay Shiikh C/qaadir Nuur Faarax mid aad u xun kana baxsan qawaaniinta diinta islaamka, waxaana uu sheikh Xassan tilmaamay in cid kasta oo ka danbeeysay falkaasi dilka ah uu canbaareeynayo.
Homelandmedia.net
Homelandmedia@hotmail.com
Homelandmedia.net Warbaahin laga xigto dunida dacaladeeda meel kasta oo aad ka joogto, kala soco wararkii iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale