HomelandMedia.net

Warar Sugan Kala Soco Daafaha Dunida

 

 

Anigoo ah Eng: C/raxmaan Maxamed Moallim, waxaan u istaagsanahay musharaxa Madaxeyne Soomaliyeed.

Markaan  arkay :

  • Dhibaatada dalkeena iyo dadkeena heysato, guud ahaan amni darada,

  • Gaar ahaan macluusha  iyo gaajada.

  • Dhibka iyo dhaca lagu hayo qeyraadka dalkeena bad iyo bari.

  • Dhibaatada heysata dhalinta Soomaaliyeed lab iyo dhedig.

  • Qabyaaladii oo la qarameeynayo dadkane lagu qeybinayo, iyadoo wax lagu qeybshay 4.5.

  • Diintii oo si fiican aan loo fasireyn.

  • Dal barwaaqa ah, duni damiir beeshay,  danashisheeye, dadkii Soomaliyeed oo is diidan.

Markaan darsoo ogaaday:

  • Dalka waxaa uu u baahan yahay hogoomiye da’yar,

  • Karti iyo hufnaan leh,

  • Diin garshadeed leh,

  • Aqoon iyo waaye argnimo leh, 

  • Hogaamiye xalaal ah oo aan dalka,

  • Dadka  iyo  diinta aan danbi ka gelin.

Markaan arkay intaas oo dhan; 

Anigoo ah Eng: Abdirahmna Maxamed Moallim, waxaan u istaagsanahay musharaxa Madaxeyne Soomaliyeed.

 

 

 

 

 

 

 

HOMELANDMEDIA.NET - - - EMAIL:
© Copyright RealWeb Enterprises Ltd.all rights reserved.